Sunday, July 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Saldhig Boolis Iyo Gaari Ku Wareejiyay Taliska Booliska Mudug “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Saldhig Boolis Iyo Gaari Ku Wareejiyay Taliska Booliska Mudug “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada booliska Gaalkacyo Saldhig ciidan boolis oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada iyo gaari loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan ciidanka xasilinta booliska Gobalka mudug

Madasha wareejinta saldhiga iyo gaariga oo ay goob joog ka ahaayeen Taliye ku-xigeenka qeybta guud ee ciidanka booliska Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Nuur Cali iyo mas’uuliyiinta maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxaa ugu horeyn ka hadlay Duqa Degmada Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Barre oo ka warbixiyay dadaalka loo galay hirgalinta xarunta boolis iyo gaariga loogu tala galay in lagu adeego, Isagoo ku wareejiyay saraakiishii ciidanka booliska degmada Gaalkacyo

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliska Galmudug Gaashaanle Sare Maxamed Nuur Cali ayaa uga mahadceliyay maamulka Degmada Gaalkacyo garab istaaga ciidanka booliska, isagoo sidoo kala sheegay in xarunta iyo gaariga maanta lagu wareejiyay ay wax weyn kusoo kordhinayaan arimaha sugidda amniga iyo u adeegidda bulshada ee ay hayaan ciidanka booliska Gobalka Mudug.

Previous Post

Howlgal Qorsheysan Oo Lagu Dilay Xubin Ka Tirsan Argagixisada Al-Shabaab

Next Post

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah

Next Post
Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Oo Aaladda Fogaan Aragga Uga Qeyb Gashay Shir Caalami Ah

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo booqasho ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya

July 12, 2026
0

Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Safaaradda Ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya,...

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026 oo lagu soo gabagabeeyay Singapore

July 12, 2026
0

Waxaa si rasmi ah u soo gebageboobay Barnaamijka Strong Nations of Africa 2026, oo socday muddadii u dhexeysay 1-da Juun...

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika

July 12, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka , ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha...

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

Hay’adda SoDMA oo deeq gargaar ah maanta ku qaybisay magaalada Caabudwaaq

July 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In