Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Midowga Yurub Uga Mahadceliyay Kaalinta Dib U Dayactirka Tuulada Cayaaraha Muqdisho “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa...
Read more











