Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo la wareegtay qalab loogu talagalay ka hortagga faafidda COVID-19 “SAWIRRO”
Wasaaradda Caafimaadka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta kala wareegtay Hay’adda World Vision qalab loogu tala galay Kahortagga iyo baaritaanka COVID-19. Qalabka ayaa ka saacidi doono Dawlad Goboleedyada dalka ee...
Read more











