Doorka Haweenka ee doorashooyinka dalka oo laga hadlay “SAWIRRO”
Gudoomiye ku-xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi Galinta Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa maanta ka qeyb gashay Barnaamijka Doorka Haweenka Gobolka Banaadir ay kaga qadan karaan doorashooyinka Dalka...
Read more











