Aqalka Sare Ee Ethiopia Oo Dowladda Federaalka Ka Dalbaday Inay Miisaaniyadda Ka Jarto Dowlad Goboleedka Tigreega
Aqalka Sare Baarlamaanka Ethiopia ayaa Dowladda Federaalka ka dalbaday in ay miisaaniyadda ka goyso Golaha Maamulka ee Dowlad Goboleedka Tigreega. Guddoomiyaha Aqalka Sare Aadan Faarax ayaa sheegay in aan Madaxda...
Read more











