Wasaaradda Waxbarashada oo Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed uga mahadcelisay ka qeyb qaadashada gurmad u fidinta fatahaadda Beladweyne
Ururka Jaamacadaha Soomaaliyeed ee shalay ku dhawaaqay in ay lacag dhan $32,000 ugu tala galeen in ay kaga qeyb qaataan dadaalada ka socda magaalada Baladweyne ee la tacaalaya saameynta fatahaadaha...
Read more











