Duqa Muqdisho Oo Xariga Ka Jaray Kawaanka Hilibka Iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed Cumar ayaa maanta xariga ka jaray kawaanka Hilibka iyo Qudaarta Degmada Xamarwayne kaasoo dib u dayactir lagu sameeyey. Munaasabadda...
Read more











