Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Ethiopia oo sharaxaad ka bixisay xaaladda deg deg ah ee lagu soo rogay Gobolka Tigreega

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Ethiopia oo sharaxaad ka bixisay xaaladda deg deg ah ee lagu soo rogay Gobolka Tigreega
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee waqooyiga Ethiopia.

Waxaa la sameeyay ciidan gaar ah oo uu la xisaab tami doono Ra’isulwasaaraha Wasaaraha.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ciidanka ayaa qaban doona shaqooyin badan oo u muuqda kuwa awood badan siinaya waxaana ka mid ah

Inay hubka ka dhigayaan dhamaan ciidmada oo xitaa boolisku uu ku jiro

. In ay xayiraad ku soo rogaan dhaqdhaqaaqa gaadiidka.

. In ay bandoow soo rogaan

.in ay xayiraan dhaqdhaqaaqa hubka

. In ay joojiyaan isgaarsiinta

. In ay mamnuucaan warbixinada iyo hadalada wax u dhimaya howlgalka

. In ay xiraan shaqsiyaadka ama kooxaha looga shakiyay in ay ku lug leeyihiin howlaha sharci darada ah

. In ay baari karaan baabuurta iyo guryaha

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”

Next Post

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobaha ay ciidanka xoogga dalka ka howlgalaan “SAWIRRO”

Next Post
Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobaha ay ciidanka xoogga dalka ka howlgalaan “SAWIRRO”

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobaha ay ciidanka xoogga dalka ka howlgalaan “SAWIRRO”

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In