Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobaha ay ciidanka xoogga dalka ka howlgalaan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug oo kormeeray goobaha ay ciidanka xoogga dalka ka howlgalaan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Ciid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa manta booqday jiidda hore ee uu ka socdo dagaal looga sifaynayo Al-Shabaab deegaannada ay ka joogaan Galmudug.

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudg  iyo wafdigiisa oo kulan kooban la qaatey Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage iyo saraakiisha kale ee Ciidamada ayaa ku wareejiyay sahay isugu jirta Timir, Buskut, biyo iyo caano, waxana uu u balanqaaday ciidamada in aysan kala joogsan doonin taageerada la siinayo.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa ku howlan sidii maleeshiyada Al-Shabaab looga xoreyn lahaa deegannada ay dhuumaaleysiga ku joogaan ee Galmudug, oo haatan maleeshiyada ku sugan ay soo food saartay baqdin xooggan iyo argagax ay dadku soo wariyeen in ay kasii firxanayaan goobihii ay daganaayeen ee faro ku tiriska ahaa.

Previous Post

Ethiopia oo sharaxaad ka bixisay xaaladda deg deg ah ee lagu soo rogay Gobolka Tigreega

Next Post

Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka “SAWIRRO”

Wasaaradda Ganacsiga oo bogaadisay dhiirigelinta ganacstada yar yar ee dalka "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In