Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan kobcinta tirada dadka ee marka magaceeda loo soo gaabiyo UNFPA ayaa si kulul u cambaareysay falkii isug jiray afguubka iyo kufsiga ahaa ee 30-kii Maarso...
Read moreStatement attributable to UNFPA Representative for Somalia (1)
Read moreGuddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ee Gobolka Banaadir mudane Ibraahim Cumar Mahadale (Ibraahim dheere) ayaa maanta hoygiisa ku booqday dhibane Maxamed Xaashi Maxamuud oo uu ku wareejiyay gaari loogu tala...
Read moreGuddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Cismaan Barre Maxamed ayaa isbitaalka Degmada Jowhar ku booqday dadkii shalay ku waxyeeloobay qarax miino oo dhulka loogu aasay goob lagu shaaho oo ka...
Read moreIyadoo oo la fulinayo amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee u cafiska ugu fidiyay 148 maxbuus ayaa Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Saleebaan Maxamed Maxamuud waxa uu...
Read moreWasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa kulan is-xog-waraysi ah oo ku saabsan saameynta dhaqaale ee cudurka COVID-19 uu ku keeni karo maciishadda dalka...
Read moreOn Friday, Prime Minister, H.E. Hassan Ali Khaire and the Norwegian Minister of Foreign Affairs, Hon. Ine Marie Eriksen Søreide, held a virtual meeting to discuss the coordination of efforts...
Read moreRa’iisul Wasaare Khayre iyo Wasiirka Arrimaha Dibaddda Norway Oo Ka Hadlay Xakameynta COVID-19 Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo Wasiirka arrimaha dibadda Norway, Ine Eriksen Soreide...
Read moreMadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay murugo iyo uur-ku-taallo dirirta sokeeye ee ka taagan deegaanno hoos taga magaalada Kismaayo, waxa uuna ku baaqay in si deg-deg ah oo shuruud...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho