Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Ee Danab Oo Jubbooyinka Ku Dilay Lix ka tirsan Argagixisada Al-Shabaab “SAWIRRO”
Kadib howlgal qorsheysan oo ay ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka ka fuliyeen degaan lagu magacaabo Lafaha Ragga oo u dhow Birta Dheer oo magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbada Hoose u jirta...
Read more










