Saturday, September 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ku-Simaha Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Tababar Ku Saabsan Hab Tabinta COVID-19 U Soo Xiray Suxufiyiin “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Ku-Simaha Wasiir Ku-xigeenka Caafimaadka Oo Tababar Ku Saabsan Hab Tabinta COVID-19 U Soo Xiray Suxufiyiin “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo socday muddo saddax maalin ah ayaa waxaaa bixinayay Guddiga qatarta Qaran ee xariirka iyo howlgalinta bulshada RCC oo wakiil ka tahay save the children.

Casharada la siiinayay suxufiitiinta ayaa isugu jiray hab tabinta wararka la xariira cudurka COVID-19 iyo sidii ay tababaro u siin lahaayeen wariyayaasha kale ee ku sugan xarumahooda.

Related posts

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026

Cabdirahmaan Maxamed Aadan “Koronto” oo ah madaxa Hey’adda MRC ee Cilmibaarista Horumarinta Warbaahinta oo ka hadlay casharada ay qaateen saxafiyiinta saddaxdii maaalin oo ay joogeen tababarka ayaa ku booriyay inay ku dabaqaan howlaha ay bulshada u hayaan, ayna uga faa’iideeyaan saaxiibadooda kale ee aan fursadda u helin tababarka.

Ku-simaha Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Cafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Saciid Cabdullaahi oo tababarka soo xiray ayaa sheegay in gudbinta xogta dhabta ah ee cudurkaan ay muhiimad gaar ah u leedahay bulshada, suxufiyiintana looga baahan yahay door muhim ah inay ka qaataan baahinta xogta COVID-19.

Ku dhawaad 20 ka suxufi oo isuga jira tifaftirayaal iyo wariyeyaal  ayaa ka qeybgalay tababarkaan oo ka kala yimid gobolada dalka, waxaana la filayaa aqoonta ay halkaan ka kororsadeen in ay kula laabtaaan xarumaha warbaahineed oo ay ka kala yimaadeen.

Previous Post

Wafdi Uu Hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Oo Lagu Soo Dhaweeyay Sama-Reeb “SAWIRRO”

Next Post

Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ku-Simaha Wasiirka Ganacsiga Oo Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Dowladda Sweden Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee Wasiirrada Gaadiidka iyo Duulista Hawada

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS Mudane Xildhibaan Cabdikariin Cabdow Xeydar, ayaa magaalada El Alamein ee dalka Masar...

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shir-Goboleedka Wasaaraddaha Maaliyadda ee Arrimaha Cimilada Maaliyadda

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xaflad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga ee Soomaaliya

September 12, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In