Puntland oo lagu wareejiyay qalab caafimaad oo looga hortagayo cudurka COVID-19 “SAWIRRO”
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Abdinasir Yuusuf Haaji ayaa maanta garoonka diyaaradaha Jeneraal.Mohamed Abshir kula wareegay qalab caafimaad oo looga hortagayo cudurka COVID-19. Qalabkaan oo ka koobnaa 16 kartoon ayaa...
Read more











