Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Ku Baaqay In Loo Gurmado Shacabka Uu Saameeyay Fatahaadda, Una Mahadceliyay Dowladda
Madaxweynaha dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa sheegay in lix kun iyo sideed boqol oo qoys ay ku barakaceen fatahaadda Webiga Shabeelle uu ka geystay...
Read more











