Wasaaradda Caafimaadka Dalka Oo Xaqiijisay In Xaalado Cusub Oo COVID-19 Ah La Diiwaan Geliyay 24-kii Saac Ee Ugu Dambeeyay “SAWIRRO”
Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in la diiwaan geliyay 54 xaalado cusub oo COVID-19 ah oo 40 kamid ah ay rag yihiin 14-na ay haween yihiin. Dhammaan bukaannada...
Read more











