Federal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists
Press release 10 March 2020 koban
Read morePress release 10 March 2020 koban
Read moreWar-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa lagu sheegay in lahelay kiisas cusub oo leh, kuwaasi oo ku saabsan cudurka safmarka ah ee...
Read moreSaldhiga deegaanka Garijir oo ka mid ah Saldhigyada ugu muhiimsan ciidamada Federaalka ay ku leeyihiin Gobolka Hiiraan qaybna ka ah Degmada Matabaan ayaa haatan isbadal balaaran lagu sameeyay, waxaana la...
Read moreCumar Ciise waxa uu ka midyahay dadka beeraleyda ah ee ku nool Jowhar waxaana xiligan u soo go’aya dalaga bariiska, hayeeshee waxa uu wal wal ka qabaa inuu u waayo...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa ka digay khatarta cudurka Coronavirus, isagoo ugu baaqay shacabka in aysan fududeysan cudurka Coronavirus oo ah cudur halis ah...
Read moreMas’uuliyiin ka socotay maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa si wada jir ah waxa ay kormeereen dhismaha waddo laami ah oo lasaaray mid ka mid ah xaafadaha magaalada Gaalkacyo. Shacabka dagan...
Read moreMadaxweynaha Dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa bilaabay in uu shacabkiisa tuso sida guryaha dhexdooda ugu jimacsan karaan, iyagoo dibadda guriga usoo bixin. Arrinkan ayaa ka dambaysay kaddib markii waddooyinka waa...
Read moreWasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in qofkii ugu horeeyay uu u dhintay Coronavirus, lana helay afar kiis horleh Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa qado sharaf maanta loogu sameeyay duleedka Deegaanka Mareergur,...
Read moreCiidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgallo qorsheysan ka wada Degmada Wanlaweyn iyo deegaanno ku dhaw dhaw oo maalmihii lasoo dhaafay ka socdeen dagaalo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho