Wasaaradda Caafimaadka Oo Ka War Bixisay Dadaallada Lagu Ballaarinayo Xarumaha Caafimaad Ee Lagula Tacaalayo Bukaannada COVID-19
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dambeeyay ee COVID-19. Marwo Fowziya Abiikar Nuur oo shir jaraa'id ku...
Read more











