Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in uusan dalka soo gelin xaalad la xiriirta caabuqa Caronavirus
Guji linkiga hoose ee Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dalka 12 March 2020_War-saxaafadeed- COVID-19
Read moreGuji linkiga hoose ee Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Caafimaadka Dalka 12 March 2020_War-saxaafadeed- COVID-19
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta wadahadal kula yeeshay Nairobi dhiggiisa dalka Kenya, Marwo Raychelle Omamo. Labada Wasiir waxa ay ka wadahadleen sidii...
Read moreDowladda Federaalka Soomaaliya iyo Midawga Yurub ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay horumarinta Dhaqaalaha, Deyn cafinta sida dib-u-habeynta ciidamadu ay uga qayb qaadatay horimarinta amniga iyo nabad-gelyada iyo xoreynta...
Read moreMadaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Daah-furay Mashruuc Waxbarasho, kaas oo halku dhiggiisu yahay Ifiye. Munaasabadda Daah-furka ayaa waxa kasoo qayb galay Wasiirka Waxbarashada ee Puntland, Madaxwaynihii...
Read moreRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa guddoomiyay shir dhex maray dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo ka dhacay Muqdisho. Kulanka ayaa looga hadlay...
Read moreShirka Agaasimeyaasha Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradda ee Muqdisho. Shirkan oo ay ka soo qeyb-galeen Xoghayaha Joogta, Agaasimeyaasha Waaxyaha, ayaa diiradda lagu saaray...
Read moreWasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, wuxu maanta xafiiskiisa ku qaabilay madaxa hay’adda UNIDO ee Soomaaliya Mr. Ygor Scarcia oo wada-shaqeyn xooggan kala...
Read moreWafdi ka socda Midowga Yurub ayaa maanta gaarey magaaladda Baraawe ee Gobalka Shabellaha Hoose, iyaggoo halkaasi u tagey hirgelinta mashaariic Horumarineed. Guddoomiyaha Gobalka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Najax iyo mas’uuliyiin...
Read moreBarnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada Maalinlaha ah ee ka baxa Idaacadda, waxaana dhageystayaasha Radio Muqdisho ay dhageystaan habeen walba 09:30 fiidnimo, marka laga reebo Habeennimada Jimcaha...
Read moreFederal Government of Somalia, U.S. conduct airstrike against Al-Shabaab terrorists Press release 09 March 2020- Janaale
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho