Maamulka Gobolka Gedo, kan Degmada Luuq ayaa ugu baaqay inay wax ka qabtaan buundada Degmada Luuq oo laga cabsi qabo in ay burburto. Buundada Degmada Luuq ee Gobolka Gedo waxa...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray xuska 60 guurada aas aaska ciidanka xoogga dalka oo maanta ku beegan. Xuska 60 guurada...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan talo-wadaag ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad, dhaqaale iyo bulsho ee dalka waxa uu la qaatay culimo, dhakhaatiir, ganacsato iyo...
Read moreWasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, Wasiiru dowlaha Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyr Cabdi , Xoghayaha joogtada Wasaaradda Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji, Agaasimayaasha Waaxyaha, Safiirrada,...
Read moreMarxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur cadde) waxa uu magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Kowdii bishaan April. Dabayaqadii bishii Maarso ayuu soo ritay cudurka Coronavirus markii uu isku arkay...
Read morePress release 10 March 2020 koban
Read moreWar-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Drs Fawziya Abiikar Nuur ayaa lagu sheegay in lahelay kiisas cusub oo leh, kuwaasi oo ku saabsan cudurka safmarka ah ee...
Read moreSaldhiga deegaanka Garijir oo ka mid ah Saldhigyada ugu muhiimsan ciidamada Federaalka ay ku leeyihiin Gobolka Hiiraan qaybna ka ah Degmada Matabaan ayaa haatan isbadal balaaran lagu sameeyay, waxaana la...
Read moreCumar Ciise waxa uu ka midyahay dadka beeraleyda ah ee ku nool Jowhar waxaana xiligan u soo go’aya dalaga bariiska, hayeeshee waxa uu wal wal ka qabaa inuu u waayo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho