Guddoomiye Cumar Filish “Waxaan ka walaacsanahay xaaladaha sii kordhaya ee COVID19”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa ka digay khatarta cudurka Coronavirus, isagoo ugu baaqay shacabka in aysan fududeysan cudurka Coronavirus oo ah cudur halis ah...
Read more











