Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tuulooyin Hoostaga Janaale ku dilay 18 isugu jira Horjoogeyaal iyo Maleeshiyaad Al-Shabaab ka tirsan
Howlgal qorsheysan oo caawa ay ka sameeyeen Kumaandooska Xoogga dalka tuulooyinka Buulo Urunji, Malable, Tawakal, oo hoostaga degaanka Janaale ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayay ku dileen 18 isugu jira horjoogeyaal...
Read more










