Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo ku aadan maalinta saxaafadda adduunka 3da May u diray suxufiyiinta Soomaaliyeed

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay hambalyo ku aadan maalinta Saxaafadda Aduunka ee 3-da May u diraysaa dhamaan Weriyayaassha, Xarumaha saxaafadda iyo Ururada ay ku mideysan yihiin Suxufiyiinta Soomaaliya.

Sida ay dhigayaan Dastuurka KMG ah ee Dalka, Dhamaan Shuruucda dalka iyo Siyaasadda iyo Mabaadiida ay ku dhisan tahay, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa ka goโ€™an ilaalinta madax banaanida iyo xorriyadda Saxaafadda, Xoriyatul qowlka iyo in Soomaaliya yeelato Warbaahin Madax Banaan oo si xornimo iyo nabad gelyo ku jirto uga hawlgasha Soomaaliya oo dhan.

Related posts

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026

Ku dhowaad 30 sano oo Soomaaliya ku soo jirtay qaabab kala duwan oo deganaan laโ€™aan iyo dagaalo lagula jiro xoogag nabad diid ah, ka dib, Dawladda Soomaaliya waxaa ogtahay in dalku in uu yeesho Warbaahin madaxbanaan ay dani ugu jirto dalka iyo dadka Soomaaliyeed, iyo in dhismaha Dowladda iyo Bulshada si degdeg ah uga soo kabtaan dhibaatooyinka ay u geysteen degaan laโ€™aanta iyo aragixisadu.

Waxaanu ka xunahay oo uga Tacsiyeydaynaynaa Suxifiyiinta Soomaaliyeed tacadiyada, dilalka iyo hanjabaada ay kooxaha Argagaxisada ah ee Alshabaab ku hayaan Suxifiyiinta Soomaaliyeed iyo in ay si xor ah oo nabadelyo ah u guntaan shaqadood. Dowladda Soomaaliya waxay burburisay Shabakado Argagixiso oo u xilsaarnaa dilka iyo Cabudhinta Warbaahinta Soomaaliyeed, sidoo kale waxay gacanta ku dhigtay Gacan ku dhiiglayaal Argagixiso ah oo Sharciga la horgeeyey.

Dhinaca Shuruucda iyo in la helo qaab-dhismeed ay ku wada shaqeeyaan Dowladda iyo Suxufiyiinta Soomaaliyeed waxaa dhowaan labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliyeed meel mariyeen Sharciga Saxaafadda Soomaaliyeed, kaasoo damaanad qaadaya xoriyada Saxaafadda iyo suxifiga iyo ilaalinta Nabadgelyadood, sidoo kale dhisaya guddi Qaran oo ay ku mideysan yihiin Dawladda, Suxufiyiinta Soomaaliyeed iyo Hayโ€™adaha arimaha Bulshada iyo Xuquuqul Insaanka kaasoo wax badan ka taraya korjoogteynta ku dhaqanka Sharciga.

Waxaanu mar labaad u hambalyeynaynaa Suxufiyiinta Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, waxaanuna ku dhiirigelinaynaa in ay shaqadooda u gutaan si xor ah oo ay ku jirto Masuuliyad.

Hoos kala deg lifaaqa War-saxaafadeedka

War-saxafaded Maalinta Saxaafada Aduunka

Previous Post

Dowladda oo gurmad deg deg ah u direysa deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug

Next Post

Farriinta Madaxweynaha JFS Ee Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

Next Post
Madaxweyne Farmaajo โ€œDadka Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in ay u hoggaansamaan talooyinka caafimaad ee badqabkooda.โ€

Farriinta Madaxweynaha JFS Ee Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ g๐š๐š๐ซ๐š๐ฒ ๐†๐š๐ฅ๐ฆ๐ฎ๐๐ฎ๐  ๐ฌ๐ข ๐ฎ๐ฎ u x๐จ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐๐ค๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐š๐ก๐š

February 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb, caasimadda Galmudug, si uu...

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo Jiddah uga qeybgalay kulanka Ururka Iskaashiga Islaamka

February 27, 2026
0

Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa Magaalada Jiddah uga kulan looga hadlaayay qodobbo dhowr ah oo...

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

Afur Diblomaasiyadeed: โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€.

February 27, 2026
0

Iyadoo la qaadanayo hal-ku-dhigga โ€œHorumarka Soomaaliyaโ€, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Abdisalam Ali, ayaa martigeliyay Afur heer...

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

Tartamayaasha Degmada Dhuusamareeb oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka โ€SAWIRROโ€

February 27, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In