Ciidamada Xoogga dalka oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka wada deegaanada Galmudug
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed Qeybta 21-aad èe Deegaannada Galmudug ayaa gaaray deegaanno ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug. Ciidanka Xoogga Dalka ayaa fariisimo ciidan ka sameystay duleedka deegaanka Bacadweyne ee Koonfurta...
Read more











