Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada oo xafiiskiisa kula kulmay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman ee Dalka Suudaan “SAWIRRO”
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Feysal Cumar Guuleed ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula qaatay Guddoomiyaha Jaamacadda Omdorman Islamic University ee dalka...
Read more











