Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray qeybo ka mid ah Wasaaradda oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta kormeeray qeybo ka mid ah Wasaaradda oo dib u dhis lagu sameynayo. Wasiir Maareeye...
Read more











