Wasiirka Kalluumeysiga oo kulan la qaatay Safiirka Shiinaha u jooga dalka
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Khayraadka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa maanta booqday Safaaradda dowladda Shiinaha ay ku leedahay magaalada Muqdisho. Wasiirka ayaa kulan la qaatay safiirka...
Read more











