Maamulka Gobolka Banaadir iyo Madax ka socotay Qaramada Midoobay oo ka wada hadlay arrimo badan “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliya, gaar...
Read more











