Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ka dooday sharciga Doorashooyinka Qaranka “SAWIRRO”
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday Akhrinta Labaad ee Sharciga Doorashooyinka Qaranka, kaasi oo ay soo diyaariyeen Guddiga Doorashooyinka ee Golaha Shacabka. Kulanka Guud ee...
Read more











