Munaasabad loogu duceeynayay Wakiilkii Akadeemiyad Goboleedka (AGA) ee Koonfur Galbeed oo lagu qabtay Muqdisho
Akadeemiye-Goboleedka Af-Soomaaliga (AGA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatey munaasabad ku saabsan xus iyo xusuus loo samaynayay Wakiilkii Akadeemiyada AGA ee Koonfur Galbeed Prof. Maxamed Cali Kalaay oo dhawaan ku geeriyooday...
Read more











