Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta koowaad marsiiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2018
Mudaneyaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan uga socda xaruntooda ayaa akhrinta koowaad marsiiyay xisaab xirka miisaaniyadda 2018-ka. Kulanka oo uu shir Guddoominayo Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Golaha...
Read more











