Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Waalidiin wiilashooda ku xiran dalka Cuman oo dowladda Federaalka ka codsaday in loo soo daayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Waalidiin wiilashooda ku xiran dalka Cuman oo dowladda Federaalka ka codsaday in loo soo daayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shacab isugu soo baxay magaalda Garoowe ayaa madaxda dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka codsadey sidii loo soo deyn lahaa Maxaabiis Soomaliyeed ooΒ  ku xiran xabsiyda dalka Cumaan.

Ehelada qaraabada iyo dadweyne kale oo la dareemayay xanuunka ay qabaan waalidiin Soomaaliyeed oo in ka badan 10 sano wiilashooda ku xirnaa dalka Cumaaan ayaa maanta isu soo bax ka dhigayo magaalada Garoowe ee caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland, halkaasi oo ay ku cabireen dareenkooda ku aadan sidii loo soo deyn lahaa wiilashooda ku jira xabsiyada dalka Cumar.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

β€œCumaan waxaa nooga xiran 30 wiil, waxaan isugu soo baxnay in dhawaaqeena ay gaarto Madaxdeena sharafta leh, waxaana ka codsaneynaa in wiilasheena xabsiga laga soo daayo oo dalka nalaguu soo wareejiyo” ayay tiri Hooyo ka mid ah dadkii isu soo baxa dhigayay.

Aabe Soomaaliyeed oo ka mid ah dadkii maanta isu soo baxa ka dhigay magaalada Garoowe ayaa yiri β€œBanaan bax Nabadeed ayaan isugu soo baxnay, waxaana raadineynaa wiilasheena nooga xiran dalka Cumaan oo 25 sano oo xabsi ah ku xakuman, waxaan ka codsaneynaa dowladda Soomaaliya inay baadi doonaan wiilaashaas oo ay noogu soo celiyaan Soomaaliya”.

Waalidiinta iyo dadweynaha isu soo baxa dhigayay ayaa dareenkooda si weyn u muujiyay, waxaana ay codsadeen in wax laga qabto dhallinyarada Soomaaliyeed ee ku dhibaateysan xabsiyada dalka Cuman.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo qaabilay safiirka Sweden ee Soomaaliya β€œSAWIRRO”

Next Post

Shirweynaha 8-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Shirweynaha 8-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Shirweynaha 8-aad ee doorashada xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Laliska oo lagu qabtay Muqdisho "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In