Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo si diiran loogu soo dhaweeyay Caabudwaaq “SAWIRRO”
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaa,inayo ayaa goor dhaw gaaray magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga uu hogaaminayo Ra'iisul Wasaaraha Dalka waxaa Caabudwaaq...
Read more











