Madaxweyne Farmaajo oo ka Guddoomay Suldaanka Cummaan hambalyo ku aaddan Todobaadka Xorriyadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka Guddoomay walaalkiis Suldaanka Saldanada dalka Cummaan Suldaan Qaabuus Binu Siciid hambalyo ku aaddan sannadguuradii 59-aad ee xornimada dalkeenna. Dhambaalkan hambalyada...
Read more











