Cariif oo Akhrinaya Kitaabkii Alle ayay toogteen cadowgu
Waa Kitaabkii Alle ee uu akhrisanayay Allaha u naxariistee Nabaddoon Ibraahim Cariif oo ay shalay galab masjid ku yaalla Xaafadda Juungal ku dhex toogteen argagixisada Al-Shabaab ee ayaanka daran. Waa...
Read more











