Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish)...
Read more











