Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Nabadoonada iyo Ganacsatada Gobolka Mudug.”SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Gaalkacayo kulan kula qaatay Nabadoonada iyo xubno ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dimuquraadiyadda...
Read more











