Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo magacaabey Wasiiru Dowlayaal.
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen ) ayaa magacaabey Wasiiru Dowlayaal ka mid noqanaya Golahiisa Wasiirada. Akhriso: Liiska magacyada Wasiiru Dowlayaasha
Read more











