Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo Akhrinta 1-aad marsiiyay Hindise Sharciyeedka Jaangoynta iyo Taya-dhowrka
Kulanka guud ee Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo uu shir guddoominayay kusimaha guddoomiyaha golaha shacabka ahna guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane C/wali Sheekh Ibraahim ‘’Muudey’’ waxaa ugu horeyn lagu dhaariyay Eng...
Read more











