WAR SAXAAFADEED: MAALINTA SAXAAFADDA ADDUUNKA
Maalinta 3-da May 2019, Waxaa dunida looga dabaaldegayaa sanad-guuradii 26-aad ee maalinta Xoriyadda Saxaafadda caalamka. Sanadkan, waxaa mowduuca caalamiga ah uu yahay “Warbaahinta Demoqraadiyadda: Saxaafadda iyo Doorashooyinka xilliyada Been-abuurka.” ...
Read more











