Taliska booliska oo shaaciyay in ciidanka ay ku guuleysteen bixinta miino dhulka lagu aasay “SAWIRRO”
Taliye Ku-xigeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Zakiya Xuseen Axmed oo shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa warbaahinta uga warbixisay howlgallada maalmahaan ka socdo caasimadda iyo waxyaabaha kusoo kordhay....
Read more











