Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose “SAWIRRO”
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Nabadiidka Al-Shabaab kala wareegay degaanno hoos yimaada Gobolka Shabellaha Hoose. Degaanada Nabadiidka Al-Shabaab laga xoreeyay ayaa kala ah Kaxarlow, Cali dheere, Xaawo Adduunyo, God...
Read more











