Gaalkacyo: Howlgallo qorsheysan oo lagu soo qabtay dad lala xiriirinayo Al-Shabaab
laga soo bilaabo 26kii December sanadkii tegay ee 2017 waxaa magaalada Gaalkacyo ka socanayay howlgallo balaaran, isla markaana la xariiray weerarkii kooxda argagixisadaa ay ka geysteen magaalada Gaalkacyo ee xarunta...
Read more











