NISA oo gacanta ku dhigtay Seddex dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta
NISA ayaa gacanta ku dhigtay Seddex dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo ku howlanaa falal ka soo horjeeda amniga Caasimada.
Read moreNISA ayaa gacanta ku dhigtay Seddex dhagar-qabe oo ka tirsan Khawaarijta kuwaas oo ku howlanaa falal ka soo horjeeda amniga Caasimada.
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Bujumbura ee caasimadda dalka Burundi, halkaas oo uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Burundi Mudane Evariste Ndayishimiye. Kulankan...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqasho rasmi ah ku tagay dalka Uganda ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay dhiggiisa dalkaas Mudane Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne...
Read moreHay’adda Maareynta Musiibooyinka ayaa marti-galisay dood cilmiyeed ay soo qaban-qaabisay Xarunta Cilmi-baarista iyo Tababarrada Hay’adda SoDMA oo u jeedkeedu yahay sidii dib loogu dhisi lahaa buundooyinka gobolka Gedo ee ku...
Read moreRa'iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta kormeeray, goobjoogna ka ahaa shixnad 3,000 oo tan oo gargaar ah oo dawladda Turkigu ugu deeqday dadka Soomaaliyeed,...
Read moreCiidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgallo ay sameeyeen oo ka kala dhacay deegaanka Yaaqle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe iyo deegaanka Gariile...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo ay uga billaabatay safar shaqo. Madaxweynaha ayaa muddada...
Read more1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee 2025-2029, isagoo tilmaamey in Soomaaliya ay cagta saartey waddadii horumarka. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud...
Read moreUrurka ardayda Soomaaliyeed ee Erzurum ee dalka Turkiga ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyay 4 arday oo ka mid noqday in ka badan 60 arday oo sanadkaan deeq Waxbarasho...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in Teknoolojiyaddu yaraysay musuq-maasuqa, sidoo kalena ay qeyb wayn ka qaadatay fududaynta bixinta mushaharaadka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho