Guddoomiyaha SoDMA iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Laascaanood
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdille, ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay magaalada Laascaanood, caasimadda dowlad goboleedka Waqooyi Bari. Wafdiga Guddoomiyaha waxaa ka mid ahaa Ergayga...
Read more











