Duqa Muqdisho oo Duqa Degmada Garowe kala hadlay Horumarka iyo Iskaashiga “SAWIRRO”
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Duqa magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Siciid Muuse. Guddoomiyaha...
Read more










