Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ka tacsiyeeyay Dadkii ku dhintay Qaraxii Muqdisho ka dhacay xalay
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland, Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Jubbaland ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan Ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Ehelada Dadkii ku geeriyooday Qaraxyadii xalay ka dhacay Muqdisho. ...
Read more











