Madaxda Wasaaradda Qorsheynta oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda MSF ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Kulanka oo socday mudo saddax saacadooda ah ayaa waxaa looga hadlay howlaha Hay’ada dhaqaatiirta aan xaduuda lehyn (MSF) Soomaaliya ay ka wado, hanaanka ay u socdaan Mashaariicdan dhinaca caafimaadka. Iyada...
Read more










