Wasiirka Warfaafinta XFS oo Cambaareeyay Qaraxyadii Argagaxisada Al-Shabaab ay ka geysteen Muqdisho iyo Gaalkacyo
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geele ayaa cambaareeyay Qaraxyadii Argagaxisada Alshabaab ay maanta ka geysteen Muqdisho iyo Gaalkacyo. Wasiir Daahir...
Read more











