Wasiiro ka tirsan Xukuumadda oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusayey Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya
Maalinta Qaran ee Qaxootiga soo noqonaya iyo barakacayaasha ayaa lagu iclaamiyey shirkii Qaxootiga Qaranka ee dhacay sanadkii 2017-kii waxaana sanad kadib munaasabadan looga hadlay marxaladda xiligan ee Qaxootiga iyo Barakacayaasha...
Read more











