Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Suudaan oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wafdi uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Asluubta Dalka Suudaan oo soo gaaray Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu horkacayo Taliyaha Ciidanka Asluubta ee wadanka Suudan Sareye Guud Xatim  Alnuur Cabdulqaadir ayaa soo garay magaalada Muqdisho, iyadoo socdalkiisa ay ku wehlinayeen ku-xigeenadiisa  iyo sarakiil ka tirsan ciidanka Asluubta Suudaan kaddib casuumaad uu ka helay  Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac.

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Taliyaha Ciidanka Asluubta  ee dalka Suudaan  iyo wafdigiisa ayaa maalinta beri ah waxay ka qeyb galidoonaan xuska maalinta ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku asteysan 22 February oo ah markii la aas aasay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

Sareye Guud Xatim Alnuur Cabdulqaadir ayaa sheegay in socdalkiisa uu ku qotomo ka qeybgalka munaasabadad Ciidanka Asluubta, islamarkana ay isdhafsan doonaan asiga iyo dhigiisa qibradaha dhanka ciidanka.

Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareye Guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa uga mahadceliyay Taliyaha booqashada uu ku yimid iyo sida uu u aqbalay casuumaddii loo fidiyay.

Xarumaha Ciidanka Asluubta ayaa waxaa ka socda diyaar garoow ku aadan xuska sanad guurada ciidanika Asluubta, iyadoo taliska ciidanka Asluubta munasabadda ku soo bandhigi doonaan waxqabadka sanadkii tegay 2018-ka

Dhanka kale waxaa xaflad soo dhaweyn ah u sameeyay  Taliyaha ciidanka asluubta  Wadanka Suudaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Dahiir Aadan Cilmi Indhaqarshe, waxaa halkaasi ku sugnaa Taliyaha Ciidamad qalabka sida sarakiil ciidan iyo xildhibaano ka tirsan galah

Previous Post

Wafdi ka socda Wasaaradda Qorsheynta oo gaaray Dhuusamareeb

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo Nabadiidka Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno Hoostaga G/Shabellaha Hoose "SAWIRRO"

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In